Dal Yurub kuyaala oo lagu soo baarayo Sababtii keentay Bur burka Diyaaradii Itoobiya

Dowlada Itoobiya ayaa baaritaanka diyaaradii shirkada Itoobiyaan Airlines ee dhawaan soo dhacday kala kaashaneysa dowlada Faransiiska, waxaana wali socda baaritaano lagu ogaanayo waxa keenay shilkaasi. Masuuliyiin katirsan dowlada Itoobiya iyo sidoo kale shirkada Diyaaradaha Itoobiyan Airlines ayaa magaalada Paris u qaaday Qalabkii kaydka computerka diyaaradii Ethiopian Airlines ee bur burtay axadii. War kasoo baxay shirkada diyaaradaha … Continue reading Dal Yurub kuyaala oo lagu soo baarayo Sababtii keentay Bur burka Diyaaradii Itoobiya